DAAWO; MADAXWEYNAHA GALMUDUG AXMED BAASTO OO KORMEERAY XARUMAHA WAXBARASHADA CADAADO,

Madaxweynaga Galmudug Axmed Maxamed Baasto ayaa maantay kormeeray Goobaha waxbarashada magaalada Cadaado, isagoona khudbado dhiirigelin ah u jeediyey arday.

Madaxweynaha ayaa ardayda ku dhiirigeliyey inay ka miro dhaliyaan hamigooda waxbarasho, isagoo u sheegay inay yihiin mustaqbalkii dalka islamarkaasna maamulkiisu uu muhiimad gaar ah siinayo waxbarashada, wuxuuna madaxda waxbarashada ee magaalada Cadaado ku ammaanay dadaalka ay ku bixiyeen horumarka dhanka waxbarashada ah ee ka muuqda magaalada Cadaado,

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA